Coach Sabrie
Asalaamu Calaykum, Magaceygu waa Sabrie—waxaan ahay aabbe, tababare Jimicsi, iyo ganacsade.
Hadafkaygu waa inaan dadka ka caawiyo inay dhistaan jidh xooggan, nolol caafimaad leh, iyo maskax leh himilo iyo ujeeddo, anigoo adeegsanaya jimicsiga, xooga saaraya akhlaaqda, iyo anshaxa islaamka.
Halkan waxaad ka heli doontaa waxyaabo ku saabsan dhimista baruurta, sida murqaha loo dhisto, horumarinta maskaxda, iyo koboca shakhsiga, waxaan idin la wadaagayaa wax walbo oo aad noloshaada ku bedeli karto
si daacadnimo ku dhisan, iyo cilmiga seyniska.
Kusoo biiir safarkaaan si aad u noqot qof cafimaadkiiisa, maskaxdiiisa iyo ruuuxdiiisa halmar ay wada korto,
Fitness
Performance Overview
Avg. Daily Views
(Shorts)
Avg. Daily Views
(Videos)
Avg. Views per
Shorts
Avg. Views per
Video
Algorithm Score
Engagement Rate
Subscriber Activity Rate