Hanuun TV
Waxii Xasyeysiis ah Nagala Soo Xidhiidh numberadana +251944129999 ama+252659927457 Ama +251928072745
🔵Hanuun TV🔵
👉Waa Tv gii ugu ugu horeeyay ee Islaami ah oo laga aas-aasay Deegaanka Soomaalida Kaasoo Xaruntiisu Tahay Caasimadda Jigjiga
Wuxuuna Kashaqeeeyaa Hawlaha Dacwada Samafalka iyo arimaha bulshada
Waxaadna ka helaysaan Barnaamijyo tayo & hufnaan leh Kuna Saabsan Diinteena islaamka wacyiga bulshada iyo podcastiyo waxtar iyo tayo leh
🔵ADEEGYADA DUUBISTA
✅️ Wacdiga iyo Muxaadaradka Culimada.
✅️ Duubisya Duruusta kutubta Cilmiga sharciga ah.
✅️ Duubista Qur'aanka codka iyo muuqaalka
✅️ Duubista Barnaamijyo Kusaabsan "Taariikh Nololeedka Culimada"
✅️ Samaynta Xaysiisyo Goobaha Waxbarashada
✅️ Duubista Xafladaha Goobaha Waxbarashada.
✅️ soo gudbinta Shaqooyinka Haayada (Samafalka).
✅️ Duubista Aroosyada
✅️Samaynta Ducumentery Film yada
✅️Maamulidda baraha bulshada (Social media marketing)
Waxaad Nagala Soo Xidhiidhi Kartaa : +251928072745 Ama +252659927457
엔터테인먼트
푸드 / 먹방
사회 / 문화
최신화된 정량적 데이터는 [채널, 영상, 시청자] 탭에서 확인할 수 있습니다.
채널 요약 브리핑
채널 종합 의견
콘텐츠
팬덤 및 브랜드 안정성
광고 전략
퍼포먼스