Agent-V
유튜버 찾기
요금 안내
광고 대행 서비스
크롬 익스텐션
블로그

Blueprint Media  - Al Xaqiiqa thumbnails
Blueprint Media - Al Xaqiiqa
Ku Soo Dhawoow Blueprint Media | Blueprint-Somaliland Blueprint Media waa madal warbaahineed oo ka madax-bannaan cid kasta, una taagan run sheegid, wacyigelin, iyo ilaalinta danaha Somaliland. Halkan waxaannu ka soo bandhignaa warar, falanqayn, iyo wareysiyo si toos ah u taabanaya xaaladda dhabta ah ee dalka—iyadoon wax la qarin, waxna la marin habaabin. Maxaad Ka Heli Doontaa Kanaalkan? * Warar dhab ah oo Somaliland quseeya * Wareysiyo culus & dood aan cidi ka leexan karin * Run-ka-hadal ku saabsan arrimaha la qariyo * Aragtida Somaliland ee Geeska Afrika & dunida * Difaaca qaranimada, sharciga, iyo karaamada shacabka Hadafkeenna: 
Inaan noqono codka shacabka Somaliland, kana hadalno waxa jira sida ay yihiin—run cad, hadal furan, iyo masuuliyad leh. Haddii aad raadinayso war aan la miirin, falanqayn waaqici ah, iyo hadal toos ah oo aan la wareegin—kanaalkani adigaa loo sameeyay. Subscribe, Follow, Share si aad ula socoto xogta saxda ah, uguna noqoto qof xog ogaal ah.
뉴스
음악
푸드 / 먹방
구독자 수
3.3만
총 영상 수
483 개
국가
미국
채널 가입일
2022-07-19
구독자 등급
Macro브론즈
Link
YouTube IconFacebook  IconTikTok Icon

퍼포먼스 요약

일일 평균 조회수 (Shorts)

일일 평균 조회수 (롱폼)

영상별 평균 조회수 (Shorts)

영상별 평균 조회수 (롱폼)

채널 알고리즘 스코어

시청자 참여도

구독자 활성도

구독자 수 변화량


구독자 상승률


유사 채널