Dahran Media
"Ku soo dhawaada Dahran Media, hoyga wacyigelinta bulshada iyo kobcinta nolosha. Kanaalkan waxaan kula wadaagnaa casharro muhiim u ah fahamka xiriirada, xalinta dhibaatooyinka nolosha, iyo falanqaynta arrimaha bulshada ee saameynta nagu leh.
Hadafkayagu waa inaan dhisno bulsho ogaal leh, garasho dheer, isla markaana diyaar u ah isbeddel togan. Isku soo dubaridka mowduucyada saameynta leh iyo talooyinka nolosha, waxaan halkan kuugu soo bandhignaa muuqaallo ku dhiirigelinaya inaad noloshaada si wanaagsan u maamusho.
Nagala soo qaybgala safarkan adiga oo subscribe-ta saaraya kanaalka."
.뉴스
사회 / 문화
퍼포먼스 요약
일일 평균 조회수
(Shorts)
일일 평균 조회수
(롱폼)
영상별 평균 조회수
(Shorts)
영상별 평균 조회수
(롱폼)
채널 알고리즘 스코어
시청자 참여도
구독자 활성도